| above | ka korreya, kor, xagga sare |
| address | cinwaan, adres, mesha la ga helo |
| adult | hanaqaad, gashanqaad, nafleydo |
| after | ka bacdi, ka dib |
| afternoon | gelin dambe, galab |
| again | mar kale |
| age | da' |
| almost | ku dhawaad, ku sigtay |
| already | durba, markiiba |
| also | weliiba |
| although | inkastoo |
| always | markasto, had iyo jeer |
| and | iyo |
| animal | xayawaan |
| answer | jawaab, laga jawaabo, ka jawaabid |
| apartment | guri |
| apple | tufaax |
| arm | cudud |
| ask | weydiin, weydiis, la weydiiyo |
| aunt | eedo, habar-yar |
| baby | cunug |
| back | dhabar, gadaal, xagga dambe |
| bad | xun |
| bag | shandad, xarama weyn, dambiil |
| banana | muus, moos |
| bank | baan, bangiga, bangi |
| bath | qubeys, meyrasho |
| bathroom | musqul, beytamay, beytoraxa, musqusha la gu qubeysto xamamka |
| beans | digir cagaar |
| beautiful | qurxoon, quruxsan, qurux-badan |
| because | maxaa yeelay, maxaa wacay |
| bed | sariir |
| bedroom | qolka hurdada, maqsinka hurdada |
| before | ka hor, hore |
| begin | bilabid, la bilabo, bilow |
| beginning | bilabanaya |
| belt | suun |
| beside | dhinaceed, ku naban |
| between | u dhexeeyo |
| bicycle | baashkiil, bush-kuleeti |
| big | weyn |
| bird | shimbir |
| black | madow |
| blanket | buste, kubeerto |
| blouse | shaatiga naagaha |
| blue | buluug |
| boat | dooni, doon |
| body | jidh |
| book | buug, kitaab |
| boot | buudh, buud |
| box | sanduuq, shandad |
| boy | wiil |
| bracelet | jijin, baroshaleeto |
| bread | rooti, furin |
| breakfast | quraac |
| bring | gey, ken |
| brooch | rajabeeto |
| brother | walaal, walalka |
| building | dhismo, guri, sar-weyn |
| bull | jiid |
| bus | bas |
| busy | mashquul |
| but | se, ha yeshe, lakiin |
| butter | subag |
| buy | iibsi, gadasho |
| car | baabuur yar, fatuurad, gaari yar |
| carry | qaadid, sid |
| cat | bisad, mukulaal |
| catch | qabo |
| ceiling | saqafka jiingadda ka hooseeya |
| center | dhexda |
| chair | kursi |
| cheap | jaban, raqiis, rakhiis ah |
| cheese | burcad |
| cheque | jeeq, waqadda lacagta |
| chicken | digaag, dooro |
| child | cunug, qofka yar |
| chocolate | shukulaato |
| city | magaalo weyn |
| class | fasal, dabaqad |
| clean | nadiif, nadiifin |
| clever | xariif |
| close | xidhan, xiran |
| clothes | dhar |
| cloud | daruur |
| coat | koodh, kood, kabood |
| coffee | qaxwo, kafe |
| cold | qabow |
| color | midab |
| comb | shanlo, gadh, feedh, gerfeer |
| come | kaalay, imow |
| comfortable | raaxo leh |
| cost | qime |
| country | dal, waddan |
| cousin | ina adeerka, ina adeerta, ina abtida, ina abtiga |
| cow | sac |
| cry | ooyid, ooyin, ilmeen, baror |
| cup | koob |
| dark | mugdi, iftiin la 'an |
| daughter | inaantaada, gebertaada |
| day | maalin, dharaar |
| dentist | takhtarka-ilkaha |
| die | dhimo, dhimasha |
| different | ka la duwan |
| difficult | aan sahlanayn, adag |
| dinner | qado |
| dirty | wasakhsan, aan mayrnayn |
| dish | sixni, xeedho, saxan, xeero |
| doctor | takhtar |
| dog | eey |
| door | irrid, albaab |
| down | xagga hoose, hoos |
| dream | riyo |
| drink | cabbid, cab, cabbitaan, sharaab |
| drive | kaxayn, wadid |
| drugstore | dukaanka dawada |
| dry | qalal, engeg, qalalan |
| during | inta waqti socda, dhexdi |
| ear | dheg, dhegta wax lagu maqlo |
| early | goor-hore, wakhti hore |
| earring | dhego-dhego |
| easy | hawl yar, sahlan, aan adkeen |
| east | bari (jiho) |
| eat | cunid, cun |
| egg | ukun, beed |
| elbow | xusul |
| empty | madhan, aanay, waxba ku jirin, faaruq |
| end | dhammaad |
| enemy | cadow |
| enough | ku filan, kafayn kara |
| evening | galab |
| excuse me | iga raali noqo |
| expensive | qaali ah, qiime sare ah |
| eye | isha wax lagu arko |
| face | weji |
| family | xaas, qoys |
| fat | buuran, shilis, baruur, cayil |
| father | aabbe |
| fever | xummad, qandho, jirka oo kululaado |
| finger | far |
| finish | dhammayn, idlayn |
| fire | dab |
| first | kan hore |
| fish | malaay |
| floor | sibidh, sagxadda guriga |
| flower | ubax |
| fly | diqsi; duulid |
| follow | raacid, daba socod |
| food | cuno, raashin |
| foot | cag, cagta hoose |
| forget | illaawid |
| fork | fargeyto |
| friend | saxiib |
| from | ka |
| frying pan | birtaawada wax lagu shiilo |
| full | buuxa |
| furniture | saabaanka guriga, alaabta guriga |
| garden | beerta ubaxa lagu beero, jerdiin |
| ginger | sanjibiil |
| girl | gabar, gobadh |
| give | sii, bixin, la siiyo |
| glass | koob; muraayad |
| glasses | murayadaha indhaha |
| go | tag, tegid, bax, bixid |
| gold | dahab |
| good | fiican, wanaagsan |
| good-bye | nabadeey, nabad-geylo |
| goose | shimbir la rabeysto, shimbir baded |
| grandfather | awoowe |
| grandmother | ayeeyo |
| grapefruit | liimo qarar, liimo ugunji |
| grass | doog, dooga ay xooluhu daaqaan |
| green | cagaar |
| grow | beerid, la beeray, korin, la koriyey |
| guest | marti |
| hair | timo, tin |
| hand | gacanta hore, shan farood iyo calacal, gacan |
| happy | faraxsan |
| hat | koofiyad |
| hate | nacbeysi, naceeyb, dhibsi, karhid, nicid |
| have | leeyahay, leenahay, leedahay, leh |
| head | madaxa, kurta |
| headache | madax-xanuun |
| healthy | caafimaad |
| hear | maqal |
| heart | wadne, wadnaha nafleyda |
| heavy | culus, culays badan |
| hello | haye |
| help | caawin, mucaawino |
| here | halkan, kobtan, meeshan |
| high | kor, sarreya, meel sare, meel kore |
| holiday | fasax |
| honest | daacadnimo |
| honey | malab |
| horse | faras |
| hospital | isbitaal |
| hot | kulul, kulayl |
| hour | saacad, waqti |
| house | aqal, guri |
| hungry | gaajo, baahana-hay |
| hurry | deg-deg, dhaqsi |
| husband | ninka xaaska leh, ninka naagta qaba |
| ice | baraf |
| if | haddii |
| important | muhiim, lagama marmaan |
| invite | casuumid, marti qaadid |
| island | jasiirad |
| jacket | koor |
| jeans | jiinis |
| joke | kaftan |
| keep | hay, xajin, xafidid |
| key | fure, miftaax |
| kiss | dhunkasho |
| kitchen | jiko, madbakh |
| knee | lawga, jilibka |
| knife | mindi |
| knock | garaacid, garaac |
| know | garasho, garatid |
| large | baaxad leh, weyn, ballaran |
| lake | haro ama war biyo ku jiran |
| lamb | ido dheylo' ah |
| lamp | faynuus |
| late | goor-dambe, wakhti dambe |
| laugh | qosol, qoslid |
| lawyer | qareen |
| lazy | caajis |
| leaf | caleen |
| learn | barasho, wax la barto |
| leather | harag, maqaar |
| leave | ka tegid |
| left | bidix |
| leg | lug |
| lend | amaahin |
| less | yar, tiro ahan |
| letter | xaraf, shabad; warqad laysu diro |
| library | maktabad |
| life | nolol |
| like | jaclahay |
| lips | dibno, bushimo |
| listen | maqal |
| live | nool, nolan, naf leh, nafleeyda iyo dhirta |
| living room | qobka fadhiga |
| long | dheer |
| look | eeg, fiiri |
| lose | lumisid, lumid, dhumid |
| louse | injir |
| love | jacayl, jeceel, cashaq |
| low | hoose, hooseya |
| lucky | nasiib |
| lunch | qado |
| machine | mashiin, mator |
| make | samayn, suubiin, la sameeyo |
| man | nin |
| marry | guursi, aroos |
| match | kibriid, taraq |
| mattress | jodari |
| meat | hilib |
| medicine | dawo |
| meet | kulmid |
| midnight | saqdadhexe, habeenbadh |
| milk | caano |
| minute | daqiiqad, mirir |
| mirror | muraayad |
| mistake | khalad, sax-maaha |
| money | lacag |
| month | bil |
| moon | dayax, bil, bisha |
| more | badan |
| morning | aroor, subax |
| mosquito | kaneeco |
| mouse | dooli jiir |
| mouth | af |
| move | dhaqaajiin, socodsiin |
| music | muusik |
| name | magac |
| neck | luqun, raqabad, qoor |
| necklace | kuul |
| neighbor | jaar, jiiran, deris |
| nephew | inanka eey walalaha dhaleen |
| never | weligaa, weligeed, mar naba |
| new | cusub |
| newspaper | jariidad, joornal, wargeeys |
| niece | inanta eey walalaha dhaleen |
| night | habeen, cawo |
| no | maya, madoonaayo |
| noon | galab |
| north | waqooyi (jiho) |
| nose | sanka, san |
| not | ma aha, aan ahayn |
| nothing | waxba |
| now | hadda, iminka |
| ocean | bad-weyn |
| office | xafiis |
| often | inta badan, sida badan |
| old | gaboobay, da' weyn, duq, duq nimo |
| once | hal mar |
| onion | basal |
| only | oo qura, oo qudha, keliya |
| open | furid, furan |
| or | ama, mise |
| orange | burtuqaal, limo macaan |
| out | dibedda |
| oven | tinaar |
| over | ka-kor, dhamaad |
| owner | lahaan |
| package | alab la isku xirxiray |
| page | bog |
| pain | xanuun |
| paper | warqad |
| park | mesha baburka la dhigto |
| pay | bixin, siin |
| pea | diger cagaar |
| pen | qalinka khadka leh |
| pencil | qalin |
| penny | lacag, gombo, taano |
| people | dad |
| person | qof |
| pepper | filfil, basbaas |
| perfect | wacan, aan iin lahayn |
| phone | telefoon |
| picture | sawir gacan ah |
| pillow | barkin |
| plane | diyaarad |
| plate | saxan, sixni |
| play | ciyaar, dheel, dheelid |
| please | baryo, fadlan |
| pocket | jeebka |
| poor | sabool, ceyr, miskiin |
| post office | xafiiska postada |
| potato | batato |
| price | qiime, sicir |
| promise | balan-qaadid |
| pull | soo jiid |
| push | riixid |
| put | dhig, la dhigo, dhigid |
| quick | dhaqsi, degdeg |
| quiet | shaqar la aan, hadal la 'aan |
| radio | raadiyo |
| rain | roob |
| read | aqriyid |
| ready | diyaar |
| red | guduud, casaan |
| refrigerator | franjiteer, talaajo |
| rent | kiro, ijaar |
| rest | nasasho; inta kale |
| rice | bariis |
| rich | maalqabeen, tajir |
| ride | fuulid, farda fuulid |
| right | midig; sax |
| ring | faraati, fargashi |
| river | webi |
| roof | saqafka, dedka |
| round | goobabin sida kubbadda |
| run | ordid, orad, carar |
| sad | murugo |
| salt | cusbo, milix |
| saucepan | sufriyo |
| say | dhihid, dheh, orah, la dhaho, la yiradho |
| school | duqsi, iskuul |
| scissors | maqas |
| second | ilbiriqsi; kan labad |
| sell | iibsid, iibsid-gadid |
| send | dir, u dirid, loo diro ama la diro |
| shelf | khaanad, maqal |
| shoe | kab |
| short | gaaban |
| shoulder | garab |
| show | tus, tusid |
| sick | cudur, jiro |
| side | dhinac |
| similar | la mid, uu eg |
| sister | walaasha |
| sit | fariisasho, fadhi |
| size | cabir |
| skirt | goono |
| sky | cirka |
| sleep | hurdo |
| slow | gaabin |
| small | yar, wax yar |
| smile | ilka caseyn, dhoolo ka qosol |
| smoke | sigaaar cabid, qiiq, qaac |
| soap | saabuun |
| sock | iskaalso |
| sofa | kursiga dheer ee fadhiga |
| soft | jilicsan |
| sometimes | mar, mar-mar, marka qaarkood |
| son | inankage, wiilkage |
| song | hees |
| soon | dhaqso, ciyow, ciyoon |
| soup | maraq, shurbad |
| sour | qaraar, xaraar |
| south | koofuur (jiho) |
| speak | hadal |
| spoon | macalgo |
| stairs | jaranjaro, salaan |
| stamp | frangabolo, stambo |
| stand | istaag |
| star | xidig |
| stomach | calool |
| stone | dhagax |
| stop | joojin, istaajin, la joojiyo, la istaajiyo |
| store | maqaasin, baqaar |
| street | jid, dariiq, wado |
| strong | qawi, adag, kakan |
| student | arday |
| study | barasho |
| stupid | dabaal, nacas |
| sugar | sonkor, sokor |
| sun | qorax, cadceed |
| sweater | funaanad |
| sweet | macaan, mac |
| table | miis |
| tablespoon | macalgada-weyn (tan cuntada) |
| take | qaadid, qaadasho |
| tall | dheer |
| tea | shaahi, caleen-shaahi |
| teach | barasho |
| teacher | macalin, bare |
| teaspoon | macalgada-yar (tan shahiga) |
| telephone | telefoon |
| television | telefisyoon |
| thank you | mahadsanid |
| there | halkaas |
| thief | tuug |
| thin | caato |
| think | fekar |
| third | kan sedexaad |
| thirsty | harraad, oon |
| this | kan |
| three times | sedex goor, sedex jeer |
| thumb | suulka gacanta |
| tie | garawaati, tay |
| time | waqti, waqtiga |
| tobacco | tuubaako |
| today | maantay, maanta |
| toe | suulka luugta |
| toilet | musqul, beyto-mee, beyto-raaxo |
| tomato | yaayo, tomato |
| tomorrow | berri, berrito |
| tongue | carab |
| too | sidookale, xataa |
| tooth | ilig |
| toothbrush | burashka ilkaha, rumay |
| towel | shukumaan, tuwaal |
| travel | dhoof, safar |
| tree | geed |
| true | run |
| twice | laba goor, laba jeer |
| umbrella | dallad |
| uncle | adeer ama abti |
| under | hoos |
| understand | garasho, fahmid |
| underwear | dharka hoos laga xirta |
| up | kor |
| use | isticmaal, isticmaalid |
| vegetable | qudaar |
| visit | la siyaarto, siyaaro, la so salaamo |
| wait | sugid, sug |
| wake up | toos, hurdo ka toos |
| walk | socod, lugeen |
| wall | derbi, gidaar |
| want | rabid |
| warm | diiran |
| wash | mayrid, dhaqid |
| water | biyo |
| weak | dhaciif, tabar-daran |
| weather | cimilo, hawada, jawiga |
| week | asbuuc, setimaan |
| west | galbeed (jiho) |
| wet | qoyan, qoyaan |
| white | cad, caddan |
| wife | xaas |
| window | dariishad, shubaako |
| with | iyo, maca |
| without | la' aan |
| woman | naag |
| wood | alwaax |
| word | kilmad |
| work | shaqo |
| write | qor, qorid, dhigid |
| wrong | khaldan, khalad |
| xerox | lagu sawiro |
| year | sanad, sano |
| yes | haye, haa, hee |
| yesterday | shalay, doraad |
| young | yar, dhalin yar, da' yar cimri yar |
| zero | eber |
| zipper | shiinyeeri, ziib |
No comments: